Rabi ha’unaxariisto Madaxweyne Cabdirashiid C.Sharmarke

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmarke.

15-ka Oktober waa maalinkii uu geeriyoiday ee la dilay.

Madaxweyne Cabdirashiid waa hogaamiyaha labaad ee guud ahaan Somalidu isla qirsan tahay wanaagiisii iyo hogaamintiisii saraysay.

Geeridiisa kadib dalku waxuu galay taariikh madow oo uu ilaa iyo hada kasoo kaban waayay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading