Magaalooyinka Hargeysa iyo Ceerigaabo ee Somaliland ayaa waxaa ka bilawday rabshado xoog leh.
Dhalinyaro ka careysan Natiijada doorashada oo taageersan Xisbiga wadani ayaa isugu soo baxay qeyba ka mid ah Somaliland.
Dhalinyarada ayaa la sheegay in wataan Faasas iyo Midiyo waxayna isku dhacen Ciidamada amaanka.
Dhowr qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen isku dhacyadaas,kuwaasoo qaarkood ay qabaan dhaawacyo Culus.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.