Rag loo xukumay dilkii iyo kufsigii Caasho Ilyaas.

Gudoomiyaha Maxkamadda Derajada Koowaad ee degmada Garowe ayaa Shiikh Cabdinuur ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aanka maxkamadda ee ku aadan kiiskii marxuumad Caasho Ilyas.

Saddex ruux oo kamid ah 10 shaqsi oo loo haystay dilkii iyo kufsigii loo gaystay Caasho Ilyaas ayaa lagu xukumay dil toogasho oo dowladda Puntland ay fulinayso.

Cabdifataax Cabdirahman Warsame 24 sano jir, Cabdisalaan Cabdirahman Warsame 32 sano jir iyo Cabdishakuur Maxamed Dige 46 sano jir ayaa dil lagu xukum.

7 ruux ee lagu waayay kiiska kufsiga ayaa xoriyadoodii la siiyay.

Goordhow la soco muqaalka xukunka.

AishaIlyas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading