Xafiiska Xeer-ilaaliyaha gobolka Minnesota, ayaa baaritaanno uu muddo wadey kadib waxaa uu dembi kan ugu weyn uu yahay “Naceyb” ku helay,
Saddex nin oo loo haystay inay ka dambeeyeen weerarka bombaanada loo adeegsadey ee lagu qaaday xarunta Dar al-Farooq oo ah Masjid iyo xarun Islaami ah oo ku taalla gobolkaasi horaantii bishii Agoosto ee sanadkii 2017.
Saddexda Nin oo kasoo jeedo gobolka Illinois ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa lagu qaadey dambi heer Federal ah oo ah inay weerareen xarun diimeed ayna muujiyeen naceyb.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.