Raysalwasaaraha xukuumada Fadaraalka Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Mareykanka ee Somaliya .
Inkastoo ay saxaafadu dibad joog ka ahayd kulanka ,hadana ilo ku dhaw xaafiiska Raysalwasaaraha ayaa sheegaya in ay ka wada hadleen Ra’isalwasaare Khayre iyo safiirka maraykanka dhawr arimoood oo ay ugu muhiimsanaayeen:-
1.Tayeynta ciidamada
2.La dagaalanka argagixisida
3.Ka gurmadka abaaraha
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.