Raβisul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk ayaa xabsi guri la geliyay saaka oo Isniin, sida uu baahiyay TV Alxadath ee dalkaas.
Askarta ka tirsan ciidanka dalka Suudaan ayaa isku gedaamay hoyga Raβisul wasaaraha, arrintan ayaa daba socota xariga saraakiil dowladda ka tirsan oo ay xir xireen ciidanka, dadka la xirey waxaa kamid ah; golaha sare ee xukuma dalka iyo lataliyaha arrimaha warbaahinta Xafiiska Raβiisul wasaaraha.
Dalka Suudaan waxaa ka jira hubanti laβaan siyaasadeed tan iyo markii xukunka laga tuuray madaxweynihii dalkaas Cumar Albashiir bishii Abriil 2019.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.