Ra’iisul Wasaare oo joojiyay go’aanada uusan la socon ee Dowladda (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa joojiyay dhamaan go’aanada kasoo baxa Dowladda ee uusan la socon, isagoona sabab uga dhigay in uusan dhicin ku tagrifal Awoodeed xilligan kalaguurka ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading