Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan ku yeelanaya Nairobi

Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mohamed Hussein Roble, ayaa horaanta bisha soo socota eeJune, booqan doona magaaladda Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, sida ay ogaatay Idilnews.

Rooble ayaa kulan la yeelan doona Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kaas oo ay ka wada-hadli doonaan xalinta khilaafka dublamaasiyadeed ee labada dal.

Idilnews.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading