Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka, diyaar garowga Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo taageerada beesha caalamka ee geeddi socodka doorashooyin dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.