Ra’iisul Wasaare Rooble oo baaq kasoo saaray xaalada Abaareed ee Jubbaland (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee ka taagan deegaanada Jubbaland, taas oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaaminayo ay maalmaha soo socda gurmad u direyso deegaanada Abaaruhu ay saameeyeen, ee katirsan gobalada Jubbada Hoose iyo Gedo, isagoona ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha caalamiga ah in loo gurmado dadkaas.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading