Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta xubnaha Guddiyada Doorashooyinka, waxaana uu faray in habraaca hubinta la marsiiyo xubnaha cusub ee ay soo magacaabeen dowlad-goboleedyadu.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad Gobaleedyada inay xubnaha harsan si dhaqso ah u soo gudbiyaan.
Jibril Qoobey
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.