Ra’iisul Wasaare Rooble oo berri ku wajahan magaalada Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa lagu wadaa inuu maalinimada berrito ah gaaro magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland, halkaas oo uu kulamo kula qaadan doona Madaxda Sare ee Jubbaland, Isimada, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubbaland.

Qaban-qaabada soo dhaweeynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka socota Kismaayo, Waxaana maanta gaaray magaalada Wafti horudhac u ah socdaalkiisa.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading