Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ku dhiirigelyay xoojinta howsha ay qaranka u hayaan, isagoona xarigga ka jaray qeybo ka mid ah dhismaha safaaradda oo dib u dhis lagu sameeyay.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading