Ra’iisul Wasaare Rooble oo dardaaran u jeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee Kenya (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo mar dhow ay dib u dhis ku sameysay Dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa halkaas kula hadlay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ,waxana uu kula dardaarmay in ay ixtiraam kula noolaadaan dadka reer Kenya ee soo dhaweeyay, ugana shaqeystaan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading