Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Kismaayo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaaray magaalada Kismaay ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Rooble ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo, waxaana soo dhaweeyntiisa ka qeybgalay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Wasiiro, Xildhibaano, Isimo, Waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading