Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada London (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb geli doono shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo UK waxa uu kulamo doceedyo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnso, iyo Madax kale.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading