Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa magacaabay Guddi soo baara cabashada Waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka helin wiilashooda oo ay sheegeen in tababar loogu diray dalka Eritrea.
Guddigan oo ka kooban shan xubnood waxaa Guddoomiye u ah Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.