Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo wasiirka amniga gudaha ayaa kormeeray xarunta Hayβadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, isagoo warbixin ka dhageystay agaasimaha KMG iyo saraakiisha hayβadda.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa masβuuliyiinta,howl wadeennada iyo saraakiisha hayβadda ku dhiirrigeliyay shaqada adag ee ay qaranka u hayaan kulana dardaarmay in ay sii dardar geliyaan waajibaadkooda sugidda amniga dalka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.