Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay qaraxii xooggaa ee maanta magaalada Muqdisho oo lagu beegsaday dad u badan shacab.

Qarax maanta oo ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta oo uu ku yaalo mid kamid ah kantaroolada laga ilaaliyo Amniga Villa Soomaaliya, ayaa waxaa ku dhintay ilaa 10 ruux oo isugu jira askar iyo shacab.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa amray xaqiijinta ammaanka caasimadda, isagoona ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

https://youtu.be/dHbHFOzdl0Q

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading