Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan magaalada Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa ku wajahan magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland, sida ay u sheegeen Idilnews Saraakiil kamid ah Madaxtooyadda Jubbaland.

Safarka ayaa ahaa mid qorsheysnaa kahor Shirkii labaad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka, Waxaana uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Jubbaland oo uu ugu horeeyo Madaxweyne H.E Ahmed Mohamed Islaam, Isimada, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading