Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Mudane Lucas Tumbo.
Ra’iisul Wasaare Roble iyo Danjire Lucas Tumbo ayaa ka wada-hadlay hagaajinta iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dariska ah.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.