Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu eedeeyay in uusan dhex-dhexaad ka aheyn doorashada!

Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi/Somaliland garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ayaa ku dhaliilay Ra’iisul Wasaaraha uu dhinac u xaglinayo, iyagoo ugu baaqay inuu ficil ahaan uga dhabeeyo balanqaadyadi uu sameeyay iyo gudashada mas’uuliyadii lagu aaminay habsami u socodka howlaha doorashooyinka qaran.

War-saxaafadeedka kasoo baxay garabka Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa looga hadlay wixii ka qabsoomay kulamo dhex maray Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo dhinacyo kale tan iyo markii heshiiska doorashada la saxiixay 27 May 2021.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading