Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa isku bedelay labo Wasiir oo kala hayay xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Duraan Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.