Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado sharaf u sameeyay Madaxda Dowlad Gobaleedyada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf ugu sameeyay hotelka Elite ee Xeebta Liido Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaddib markii guul kusoo dhamaaday ee Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading