Ra’iisul Wasaare Rooble oo Wasiir cusub magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Cabdiwahaab Ugaas Xuseen, oo Mudane kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday, ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii Dalka soo maray, isagoona mar noqday Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading