Ra’isalwasaaraha cusub oo iska casilay xilkii uu ka hayay Shirkada Soma Oil and Gas

War saxaafadeed ay soo saartay shirkadda Soma Oil and Gas, ayaa waxaa ay ku sheegtay in Xassan Cali Kheyre uu iska casilay xilka agaasimaha shirkadda ee bariga Africa, markii saakay loo magacaabay ra’isul wasaaraha Soomaaliya isla markaana uu la baxay saamigiisii shirkadda.

Xassan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah u noqon doona ra’isul wasaaraha Soomaaliya marka uu codka kalsoonida ka helo baarlamanka Soomaaliya, waxa ayna madaxda shirkadda Soma Oil and Gas u rajeysay inuu ku guulaysan doono xilkiisa cusub.

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Ra’isalwasaaraha cusub oo iska casilay xilkii uu ka hayay Shirkada Soma Oil and Gas"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading