Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo booqanaya Somaliland dhawaan

Ra’isalwasaare Abiy iyo wefti la socda,ayaa kusoo wajahan Somaliland Maalmaha soo socda.

Abiy,ayaa Berbera booqan doona,waxaana halkaas lagu saxiixi doona heshiiska isfahan ee SL iyo Itoobiya si rasmi ah.

Wefti hordhac u ah booqashada RW Abiy,ayaa soo gaaray Hargaysa,waxaana hogaaminaya RW xigeenka Itoobiya.

Waa markii ugu horaysay oo Ra’isalwasaare Itoobiyaan ah booqdo Somaliland.

Booqashadan SL waxay uleedahay macno sare oo Diblomaasiyadeed,waxayna waji gabax ku tahay Dowlada Villa Somaliya.

Sidoo kale,waxaa jira warar sheegaya in ku dhawaad 32-kun oo Askari ay Itoobiya udiyaarisay in ay gudaha ugalaan Somaliland,kuwaasoo aad uhubaysan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading