Ra’isalwasaaraha Masar oo qayb ka ah wafuuda ka qaybgalaysa Caleema saarka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa soo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Dalka Masar Mudane Mustafa Madbuuli oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa caleemosaarka Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading