Ra”isalwasaare Khayre oo gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalak Xasan Cali khayre ayaa maanta lagu soo dhaweeyey xarunta maamulka Ahlusuunna ee magaalada Dhuusamareeb.

Wafdiga Khayre ayaa waxaa garoonka magaalada ku sdhaweeyey madaxda Ahlusunna Shiikh Shaakir, Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Cabdi Maxamed Sabriye, Xildhibaano, iyo qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada dhuusamareeb.

Safarka Khayre ayaa ku soo aaadaya iyadoo ay Ahlusunna ka baxaday heshiiskii Jabuuti ee ay ugu biirtay maamulka Galmudug, waxaana ka shaqeeyey madaxda DFS inuu maamulka Ahlusunna ka baxo Galmudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading