Ra’isalwasaare Sunak oo asteeyay Doorashada UK

Rishi Sunak ayaa xaqiijiyay in doorashada guud la qaban doono 4 July, taas oo waqtigeedii laga soo hormariyay.

Rishi ayaa u sheegay dadweynaha dalkaasi in su’aashu hadda tahay ‘’sidee iyo qofkee ayaad aamin san tahay’’.

Waa waqtigii Britain ay go’aamin lahayd mustaqbalkeeda ayuu yiri, waa in aad go’aan ka gaartaa haddii aad dooneyso ‘’inaad dhisto mustaqbalka aad sameynayso, ama inaad khatar u gasho inaad ku laabato halkii hore.’’

Sunak waxa uu sheegay in dhaqaalaha UK uu wali kobcayo, sicir bararkuna uu halkiisii caadiga ahaa ku laabtay.

Waxa uu sheegay in dulsaarku hoos u dhacayo, qorshaha dawladdiisuna uu shaqeynayo.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading