Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Maxamed Abuukar Zubeyr isagoo uga mahadceliyay Xoghayihii hore ee xafiiska Maxamed Ibraahim Nuur howshii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay.

Sidoo kale ra’isalwasaare Xamse,waxuu magacaabay La Taliyayaal sar-sare oo kala duwan oo Xaafiiskiisa ah,waxayna kala yihiin..

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdii Barre,ayaa sidoo kale magacaabay,isagoo ka duulaya howlaha horyaalla xukuumadda qaar ka mid ah agaasimayaasha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.