Ra’isalwasaare xigeenka oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo

Ra’iisulwasaare Kuxigeenka JFS,ayaa maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Waxa ayna Guddoomiyaha Guddiga ka wada hadleen dardargelinta Doorashada iyo ka dhabeynta Jadwalka Doorashada ee Guddiga FEIT. Waxa uuna bogaadiyey shaqada baaxadda leh uu guddigu qabtay inta shaqadu socotay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading