Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 10 sanno oo xarig ah ku xukuntay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif oo loo haysto eedeymo musuq maasuq.
Waaxda la dagaalanka musuq maasuqa Pakistaan ayaa in badan dib u dhigtay dacwdaha loo haysta Nawaz Sharif.
Sharif ayaa horraan dacwad uu ka codsanaya in dib loo dhigo go’aanka u gudbiyay maxkamadda isagoo ku sugan magaalada London halkaaso looga dawaynaya cudurka Kansarka.
Nawaz Sharif ayaa ku tilmaamay dacwadaha ka dhanka ah isaga kuwo la siyaasadeeyay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.