Roob doon lagu qabtay degmada Bursaalax ee Gobalka Mudug (VIDEO)

Degmada Bursaalax ee Gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay munaasabad roob doon ah, taas oo ay ka qeyb-galeen Maamulka Degmada, Isimo, Culimo, Nabaddoono, Waxgarad, Arday iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dadka Roob doonayay ayaa Salaad alle bari ah ku tukuday banaanka magaalada Bursaalax, waxaana halkaas khudbado duco ah ka akhriyay Isimada iyo Culimada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading