Roobab mahiigaan ah oo ka da’aya deegaano kamid ah Puntland

Hay’adda u qaabilsan Isbedelka Cimilada ee Urur Gobaleedka IGAD ayaa shaacisay in 7 maalmood ee soo socda ay Deegaano kamid ah Soomaaliya ka di’i doonaan Roobab xooggan.

Hay’adda ay MAP ay soo saartay ku muujisay in Goobaha ugu badan ee roobabku  ka da’ayaan ay kamid yihiin deegaanada deegaanada Puntland iyo Somaliland. Deegaanada Puntland ee roobabku ka da’ayaan ayaana waxaa kamid ah Gobalada Bari, Gardafuu, Karkaar iyo Sanaag.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading