Rooble iyo Qoor-qoor oo oo loo wareejiyay Guriga Gaas

Ra’isalwasaare Rooble iyo Qoor-qoor waxaa laga soo kaxeeyay Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.

Labadoodaba waxaa la keenay Guriga Madaxweyne Gaas oo hada amaankiisa la adkeeyay.

Wasiirka Arimaha dibada oo daganaa Guriga Gaas,waxaa loo raray Hotel Sugulle Gaalkacyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading