Rooble iyo Qoorqoor oo kulan ku leh Muqdisho, xiisad ciidan oo taagan

Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa hadda shir uga socdaa Madaxtooyada, kulankan ayaa yimid saacado kaddib markii qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho caawa laga dareemay dhaq dhaqaaqyo ciidan.

Taliyihii booliska Gobolka Banaadir Saadaq John ayaa fiidnimadii caawa degay xarunta Shiirkole, halkaasoo uu ciidamo fara badan la tagay. Iyadoo uu jiro tuhun laga qabo in dowladdu inay weerarto, waxaana Ciidamo ka tirsan dowladda la geeyay xaafado ka tirsan Degmada Hodan oo Jen. Saadaq John caaw saldhigtay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading