Maareeyaha Ol-laha madaxweyne Farmaajo, Mohamed Hussein Roble, waa nin aan waxba dhamayn karin- oo hargaanti maahan.

Wax lagama dhamaysan karo- oo nin madax bannaan maahan.

Nin gar loo dhigan kara maahan- oo go’aanba asagu malahan.

Waxuu kusoo aaday waqti adag, waayo adag, iyo rag adag oo 4 sano muddo ku dhow hadba geed iskala hoos baxaayay.

Midda ugu cajiibsan laakiin waxay tahay- Gobolkii dhamaa ee uu joogay inuu ku dhiiran waayay casho sagoontin ah inuu la cuni waayo.

Maahan nin garan waayay intaas, laakiin shaqo ayaa kala dhaxaysa nin Macan-gag ah oo aan waxba xeerin!
@Said Xaraf
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.