Rooble oo ay ubadan tahay in uu xilka ka qaado Wasiirka Arimaha Dibada Fadaraalka

Raysal-wasaare Rooble,ayaa suurtagal ah Caawa ama berri inuu xilka ka qaado Wasiirka Arrimaha Dibbada Cabdi Siciid Muuse.

Madaxweyne Deni,ayaa ugudbiyay Rooble in uu booskaas ku magacaabo Lataliyihiisa Nuuradiin Aadan Diiriye.

Wasiirka Arimaha dibada,ayaan ilaa iyo hada muujin wada shaqayntii Xaafiiska ra’isalwasaaruhu uga baahnaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading