Rooble oo booqday Ciidankii ku dhaawacmay weeraradii Al-Shabaab (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga ku booqday askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka iyagoo difaacaya dalka iyo dadka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading