Rooble oo daah-furay Barnaamij cusub oo uu soo kordhiyay bangiga IBS (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah furay VISA Card cusub oo soo kordhiyay bangiga IBS, kaas oo qeyb weyn ka qaadanaya horumarka ganacsi ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa boggaadiyey dadaallada ganacsatada Soomaaliyeed ee ku qotoma hal abuur ganacsi oo lagu saleynayo baahiyaha muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading