Rooble oo diiday in uu kasoo qaybgalo Xafladii Madaxtooyada

Rooble oo kusii socda xaflad caawa loogu sameeyay Qasriga Puntland,ayaa laga soo wacay Xamar laguna amray in uusan tagin hadii heshiiskii laga diiday.

Xafladu hada waa socotaa loomana joojin maqnaanshaha Rooble.

Beri subixii,ayuu kasoo duuli doonaa Garowe isagoo fara maran.

Rooble waxaa lagu dhaliilay in uusanba wax ajandaha la imaan Garowe.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading