Rooble oo hakiyay Doorashada Kuraasta Golaha shacabka Ee Banaadiriga

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa maanta hakiyay qabashada doorashada kuraasta golaha shacabka ee ka imanaya beelaha Banaadiriga ee Muqdisho.

Beelahaasi,ayaa soo gudbiyay cabasho la xiriirta in la boobayo qaar ka mid ah kuraasta Benaadiriga.

Dhinaca kale, Maraykanka ayaa mar kale ku celiyay in uu tallaabo adag ka qaadi doono cidda caqabad ku noqota dardar-gelinta doorashada Somaliya ka socota.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading