Rooble oo hogaaminta Dalka si buuxda ula wareegay

Rooble si buuxda,ayuu taladii ula wareegay Dalka.

Talyayaashii Ciidamada,ayaa raacay oo uhogaansamay u arkana Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada.

Dowlad Goboleedyadii intoodii badnayd,ayaa raacay,kuwa isgaabinayana cadaadis baa ku socda.

Beesha 6-aad,ayaa garab ustaagtay oo ku taageertay Doorashada iyo socodsiinteeda.

Farmaajo siriq uu horay uga baxsaday,ayuu dib ugalay,markii uu si baalmarsan Dastuurka uyiri,waxaan shaqadii ka joojiyay Ra’isalwasaaraha.

Saakay Siyaasiyiintii Muqdisho ee ay ka xirantay fursada Rooblena horay ugu dhabar jabiyay,ayaa helay fursad.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading