Rooble oo iskugu yeeray laamaha amaanka weeraradii xalay kadib

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka.

Kulan,waxuu ka danbeeyay kadib falalkii argagixisadu xalay ka geysteen qeybo ka mid ah Magaalads Muqdisho.

Rooble,ayaa faray hay’adaha amniga in ay qaadaan tallaabooyin dheeri ah oo lagu xoojinayo amniga Magaalada.

Xalay Alshabaab,ayaa weeraro iyo Qaraxyo ka fuliyay Xaafadaha Kaxda iyo Dar Es-salaam.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading