Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa kulan la yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.
Ra’isalwasaaraha,ayaa faray Saraakiisha uu la kulmay in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo weerarradii argagixiso ee u dambeeyay.
Sidoo kale,waxuu ku amray in la xoojiyo amniga doorashooyinka & kan guud ee dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.