Rooble oo iskugu yeeray Talyayaasha laamaha amaanka iyo Amisom

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa shir la yeeshay Taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo Ciidammada AMISOM.

Kulankaas,ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna caasimadda Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble,ayaa faray hay’adaha amnigu inay xoogga saaraan dardar gelin howlgallada ka dhanka ah argagixisida ee guud ahaan gobollada dalka iyo in si gaar ah loo adkeeyo amniga caasimadda oo lagu qabanayo doorashooyinka guddoonnada Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading