Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya Munaasabada lagu taageerayo heshiiskii Siyaasiyiinta Gobolada waqooyi ka gaareen arrimaha doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Madaxweynihii hore Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaarihii hore, Wasiiro iyo Xildhibaano.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.