Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya isaga oo u kuurgalay howlaha shaqo ee ka socda labadan hey’adood ee muhiimka u ah Nidaamka Maaliyadda dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Maaliyadda, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, Xisaabiyaha Guud kuwaas oo faahfaahin ka siiyay nidaamka maamulka maaliyadda dalka
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.