Rooble oo ku celiyay Safiiradii la magacaabay W.Arimaha dibada

Rooble waxuu ku celiyay 12-kii Safiir ee uu soo qoray Wasiir Maxamed Cabdirisaaq.

Ku celinta,ayaa loo cuskaday in aysan buuxin awood qaybsiga dalka.

Sida wararka la helsyo ay sheegayaan diidmadan kama imaan Rooble waxay ka timid Fahad Yaasiin.

Xubno badan oo ku jira Safiirada la celiyay ayaa sidaanoo kale sanad ka hor loo magacaabay.

Jibril Qoobey

Halkan ka akhriso magacyada safiirada


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading